Home ciyaaraha maanta Muddo 7 sana ah Ka dib Boqollaal shacab ah iyo Madaxda dowlada...

Muddo 7 sana ah Ka dib Boqollaal shacab ah iyo Madaxda dowlada oo Maanta tegay Garoonka K/cagta ee Muqdisho {Sawiro}

0
SHARE

Boqolaal shacab ah iyo Saraakiil ka tirsan dowlada soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay Garoonka Kubada cagta ee Muqdisho oo Muddo 7 sana ah AMISOM ay deganaayeen.

AMISOM ayaa maanta ka guurtay waxayna ku wareejiyeen Ciidamada Boliiska Soomaaliya, waxaana Maanta Halkaas isugu soo baxay Boqollaal shacab ah oo kakala yimid Degmooyinka Gobalka banaadir.

shacabka Qaar kood ayaa ku faraxsanaa in ay dib ubooqdaan Garoonkii weynaa ee isbartiibada looyaqiinay ee ku yaala muqdisho.

Wasiirka gaashaandhiga soomaaliya Amar dambe, Taliyaha Boliiska Soomaaliya, iyo Xubna ka Tirsan Gobalka baanaadir ayaa Dadweynaha Kala qeyb galay indha idhenta Garoonkaan.

Tan iyo Bur burkii waxaa Halkaan Hooy unoqotay, Fadhiisin ciidan, iyo isbedello  dhanka siyaasada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here