Home ciyaaraha maanta (Akhriso) Kulan Xiisa Badan oo Maanta Galkacyo ku dhexmari Doona Degmooyinka Hobyo...

(Akhriso) Kulan Xiisa Badan oo Maanta Galkacyo ku dhexmari Doona Degmooyinka Hobyo iyo Cadaado..

0
SHARE

Tartan Ciyaareedka Degmooyinka Galmudug oo shaay ka Furmay Galkacyo ayaa Maanta Gelaya Maalintii Labaad.

Kulan Xiisa Badan ayaa Maanta Garoonka Ciyaaraha ee Galkacyo ku dhaxmari doona Xulalka Degmooyinka Cadaado iyo Hobyo Kala Metalaya.

Dad badan ayaa Isha ku Haya Kulankaas Xiisaha iyo Xamaada Badan, ee gakabta ka dhacaya Garoonka Cabdullaahi Ciise.

Tartanka Galmudug ayaa Shalay waxaa Furay Madaxda Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here