Home galmudug Yaa Maalgaliyay Sahminta lagu Sameeyay Dekada Hobyo halka laga dhisayo Daawo Sawirada..

Yaa Maalgaliyay Sahminta lagu Sameeyay Dekada Hobyo halka laga dhisayo Daawo Sawirada..

0

magaalada Hobyo ee Xaruunta Dhaqalaha Galmudug waxaa ku soo dhamaaday sahmin lagu sameeyay goobta ku haboon halka laga qodayo dekada Hobyo.

Sahminta oo lagu sameeyay dhulka banaanka ee dhanka Dekada xiga ayaa looga gon.lahaa sidii loo xaqiijin lahaa goobta ugu wanaagsan ee dekada laga dhisi karo.

Sida uu sheegay Wasiir Qalabxoor oo ka tirsan Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaamaalgaliyay qarashka lagu maalgalinayo Dekada Hobyo kaasi oo lagu sahmiyay Dekada Hobyo goobta lagu dhisayo.

Madaxweynaha ayaa wada qorsho lagu doonayo in dekada hobyo ay dhistaan dadka deegaanka iyo Maamulka si looga gudbo dowladaha shisheeye.

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here