Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne QoorQoor oo Reer Galmudug Udiray Hambalyo Ku aadan Dhalashada Bisha Ramadaan...

Madaxweyne QoorQoor oo Reer Galmudug Udiray Hambalyo Ku aadan Dhalashada Bisha Ramadaan iyo Qaybo ka Mid ah Galmudug oo Maantay laga Soomanayn

0

Madaxwaynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ugu hambalyeeyay umadda muslimiinta, shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Galmudug curashada bisha barakeesan ee Ramadaan.

Madaxwayha ayaa uduceeyay xilligan adag dadka abaarahu saameeyeen, isagoona ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay u gargaaraan dadka abaaruhu saameeyeen bisha Ramadan.

 

Magaalooyin badan oo Galmudug ka mid ah bari lagama soomi doono, waxaana culumada deegaanku ay soo jeediyeen in maalinta barito ah la buuxinayo sodonka Shacbaan.

Wasaradda diinta iyo owqaafta Galmudug wali war rasmi ah iyadu sooma saarin, hadaba adigu ma soomi doontaa bari mase waxaad ka mid yahay inta quraacda ku af-bilaabeysa subaxa hore.

 

Ad
Previous articleQaybo ka mid ah soomaaliya oo Laga arkay Bisha Ramadaan iyo Dowlada Oo war kasoo saartay
Next articleXildhibaano Ka Tirsan Labada Aqal oo Maantay Shahadaada Xildhibaanimo Qaatay iyo Kuwa Gakmudug lagu Doortay oo ka mid noqday(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here