Home wararka Dalka Dhagayso+Sawiro Magaalada Cadaado oo laga Hir-geliyay maktabad iyo gudoomiye Bukaari oo...

Dhagayso+Sawiro Magaalada Cadaado oo laga Hir-geliyay maktabad iyo gudoomiye Bukaari oo Xariga ka Jaray.

0
SHARE

Magaalada Cadaado ayaa Maanta laga Furay Maktabad ay ka Faa’iidaysan Doonaan Dadka Waxbarta Waxaana Munaasabad lagu Qabtay Cadaado Goob Joog Ahaa Masuuliyiin uu Ka Midyahay Kuxigeenka Kabaad Ee Gudomiyaha Aqalka Sare Abshir Axmed Maxamed {Abshir Buqari}

Maamulka Dagmada Cadaado Xubno Ka Tirsan Labada Gole Ee Maamulka Galmudug Iyo Qeybaha Bulshada

Waxaan Xaruunta Sirasmiya Xariga Uga jaray Gudomiyaha Dagmada Cadaado Gudomiye Kuxigeenka Kowbaad Ee Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya

Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xusen {Tootole} Gudomiyaha Dagmada Cadaado  Furitaankii Munaasabada Hadal Kooban Ka jeediyay Ayaa sheegay In Uga Mahad Colinayaan Furitaanka Xaruuntaa Xaafiiska Adeega Dadweynaha Ee Sanatar Abshir Buqaari

Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Qalinle oo Kamid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Ayaa sheegay In Howlwadeenada Maktabadaan in Looga Baahan Yahay Deegaanada Kale Ee Galmudug in Ay Gaarsiyaan Macluumaadka Laga Helayo Maadaba Ay Tahay Makatabada Kaliya Ee kutaala Galmudug

Gudomiye Kuxigeenka Kowbaad Ee Baarlamaanka Aqalka Sare Ee Dalka Sanatar Abshir Axmed Maxamed {Abshir Buqari} oo Gaban Gabadii Munaasabada Hadal Ka Jeediyay Ayaa sheegay Maktabadaan In Ay Tahay Midii Dhalin Yaradu Ay Leeyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here