Home wararka Dalka Ciidamada NISA oo La sheegay in Lagu Derayo Ciidamada Daraawiishta Soomaaliya.

Ciidamada NISA oo La sheegay in Lagu Derayo Ciidamada Daraawiishta Soomaaliya.

0
SHARE

Warbaahinta Mudug24 ayaa heshay Xogta ah in Isbedel Cusub oo Hor leh lagu sameenayo Ciidamada NISA, ka Dib Markii Gabi ahaan Meesha laga saaray Ciidamada NISA.

Waxaa Soo baxaya Xoga ah in Ciidankaan Lagu derayo Ciidamada Loo Yaqaano Daraawiishta Soomaaliya,

Dowlada Soomaaliya dhawaan Waxay isbedel Ku sameesay, Ciidanka NISA, Iyagoona Lagu Biiriyay Ciidamada Boliska Soomaaliyeed.

Amniga ayaa Horay Looga Qaaday Ciidamada  NISA, waxaana lagu Wareejiyay Ciidamada Milateriga iyo Boliiska Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here