Home galmudug Mashaariicda Hormarineed ee Dhuusamareeb oo Gaba La Soo gaba Gabeeyay (Sawiro)

Mashaariicda Hormarineed ee Dhuusamareeb oo Gaba La Soo gaba Gabeeyay (Sawiro)

0
SHARE

Magaalada dhuusamareeb oo hormar xoog leh bilihii u dambeeyey ka sameysay dhanka dhismayaasha ayaa heer gaban gabo ah waxaa taagan mashaariic dhowr ah oo si isku tashi ay loogu dhisey dhowr xarumood oo muhiim ah

Dhismahan oo qeyb ka ah goobaha haatan lasoo afmeeray ayaa waxaa ku shaqeyn doona qaar ka mid ah wasaaradaha Galmudug iyadoo dhismuhu uu ka koobanyahay xafiisyo , Hoolal shirar , Muqaayad laga cunteeyo iyo Hotel Jiif oo ku yaala qeybta kale ee dhismaha oo laamiga dhankiisa kale laga dhisey

Howsha dhismahan waxaa ku guuleestay Companyga Daldhis oo ay ku midaysanyhn ganacsada Galmudug kaasi oo haatan fulinaya mashruuca dhismaha Xarunta cusub ee madaxtooyada galmudug oo dhowaan la bilaabey.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here