Home wararka Dalka Sawiro Qeybta 1aad Dhismaha Wadada u dhaxeysa Hobyo iyo Gaalkacyo oo Qeybteeda...

Sawiro Qeybta 1aad Dhismaha Wadada u dhaxeysa Hobyo iyo Gaalkacyo oo Qeybteeda Labaad Wisil ka bilaabatay..

0
SHARE

Waxaa si Rasmi ah u bilowday Mashruuca Qeeriga ee Dhismaha Wadada U dhaxeyaa Gaalkacyo ilaa Hobyo oo Dhawaan qeybta 1 aad lasoo Afjaray.

Dhismaha Wadada Qeybyeeda Labaad ayaa hada laga bilaabay Deegaanka Wisil Halkaasi oo si Habsami ah uga Socoto.

Mashruuca ayaa loo badalay ” Geele Bixi aan Gaalkacyo gaarnee waxana ka qeyb qaadanaya bulshada kala duwan ee Daagaanka Wisil.

Dhanka kale waxaa Magaalada Gaalkacyo soo gaaray Qalab Cusub oo ka qeyb qaadanaya Dhismaha Wadada Kaasi oo dhawaan laga soo dajiyay Dekada Boosaaso.

Maamulka Gob ee dhismaha Qaabilsan ayaa sheegay in Dhismaha Wadada ay ku socoto qaab wanaagsan isla markana la marayo guusha Hamigii laga lahaa wadada.

Mudug24 Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here