Home galmudug Xildhibaano ka Tirsan galmudug oo Goor dhaw Gaaray Cadaado

Xildhibaano ka Tirsan galmudug oo Goor dhaw Gaaray Cadaado

0
SHARE

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa goor dhaw Gaaray Magaalada Cadaado oo ah Xarunta Baarlamaanka Galmudug.

Mudanayaashaan Gaaray Cadaado ayaa ka mid ah 89 xildhibaan oo Ka Tirsan Xildhibaanadii Galmudug, kuwaas oo Qayb ka aheen Xildhibaanada Cusub.

Garoonka Diyaaradaha Cadaado Waxaa ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Cacal Casir iyo Xildhibaano Galmudug ah.

Arintaan ayaa imaanaysa Xili Khilaaf Xoogan u dhaxeeyo Madaxda Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here