Home Wararka Maanta War Cusub oo Kasoo Kordhay Dacwadii Fahad yaasiin Ugudbiyay Maxkamada Sare

War Cusub oo Kasoo Kordhay Dacwadii Fahad yaasiin Ugudbiyay Maxkamada Sare

0

Garyaqaanka guud ee dawlada Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka dalbaday Maxkamada sare in la hakiyo dacwada  uu Fahad Yaasiin ka soo gudbiyay guddiga doorashooyinka federaalka.

Qoraal ka soo baxay Garyaqaanka guud wuxuu ku sheegay in Maxkamadu ka sugto xafiiska garyaqaanka inta uu ka soo dhamaystirayo xogaha iyo cadaymaha looga baahan yahay.

Arrinkan ayaa dharbaaxo ku noqonaya qorshaha Fahad Yaasiin ku doonayay in kursigiisa si dhaqsi ah ay ugu fasaxdo Maxkamada sare.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Ad
Previous articleMaxkmadda London oo go’aan ka gaartay kiiska Cali Harbi Ali ee dilka xildhibaan David Amess
Next articleXildhibaano Badan oo Dhawaan Qaatay Shahaadooyinka oo Dib ugu laabtay Maamuladoodii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here