Home puntland Maamulka Puntland oo kq jawaabay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi..

Maamulka Puntland oo kq jawaabay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi..

0
SHARE

Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay hadalkii shalay uu Magaalada Hargeysa ka sheegay Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Bixi kaasoo ahaa in dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland ay ka wadda hadleen dagaalka Tukaraq.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa Arinkaas Looga Jawaabay.

Hoos Ka Akhriso.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here