Home wararka Dalka Daawo Muuqaalka, Michael Keating oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bisha Ramadaan

Daawo Muuqaalka, Michael Keating oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bisha Ramadaan

0
SHARE

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa Hambalyo u Aadan Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan La wadaagay dhamaan Umadda Muslimiinta ah meel kastoo ay Joogaan.

Waxaan u rajeenayaa Camal wanaagsan iyo Guul Muslimiinta oo Gudanaya waajibaadka Bisha Barakaysan ee Ramadaan, Waxaa Sidaasi sheegay Michael Keating.

Boga Qaramada Midoobay ayaa la soo dhigay Muuqaal ku aadan Wakiilka Qaramada Midoobay oo Ka Hambalyeenaya Bisha Ramadaan

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here