Home wararka Dalka Akhriso Shaqsiyaadka Sida Wayn Loogu Saadaalinayo Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Akhriso Shaqsiyaadka Sida Wayn Loogu Saadaalinayo Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka

0
SHARE

Tan iyo Markii ay soo baxday in uu ogolaaday is casilaada Gudoomiye jawaari ayaa waxaa soo baxaya Warar Kala duwan ee Ku saabsan Cida Loo saadalin Karo Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Madaxda ugu Saraysa Dalka ayaana Wada 5 Ruux Mid kood Kuwaas oo Mid Ka mid ah uu Noqon Karo Afhayeenka Golaha Shacabka.

Shaqasiyaadka Lagu Xanto in Laga Wado Madaxtooyada Waxaa Ka Mid ah Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Mursal oo ay Qaraaba Yihiin Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari

Hadaba Halkaan Ka Akhriso Shaqsiyaadka Loo saadaalinayo.

1- Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen (Badni)

2- Xaaji Cali Sheekh Maxamed

3- Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman

4- Maxamuud Macalin Yaxye

5- Shariif Maxamed Cabdalla.

In Kastoo La Hadal Hayo Maxamed Mursal in Laga Wado Madaxtooyada, Hadana Waxaa La hadal Hayaa Madaxweynaha Konfur Galbeed Shariif xasan.

La soco Faah Faahinta

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here