Home wararka Dalka Dhageyso Shirka Jaraa.id Prof Jawaari oo ka Hadlay iscasilaada loogu baaqay..

Dhageyso Shirka Jaraa.id Prof Jawaari oo ka Hadlay iscasilaada loogu baaqay..

0
SHARE

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar  lagu baahiyay baraha Bulshada saacadihii la soo dhaafay kuwaas oo sheegayay in uu is casilayo markii ay korortay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay Moshinka ka dhanka ah.

Afahayeenka golaha shacabka oo ay ku furanyihiin mowjado siyaasadeed oo ka dhashay muranka xoogeystay ee u dhaxeeya isaga iyo Ra”iisulwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay yihiin wararka lagu faafiyay Baraha Bulshada.

Halkan Hoose ka Dhageyso shirka Jaraa.id.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here