Friday, May 25, 2018
Home wararka Dalka Akhriso Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga oo Ka Soo Hor jeestay Xil Ka Qaadis...

Akhriso Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga oo Ka Soo Hor jeestay Xil Ka Qaadis Dhawaan Lagu Sameeyay.

0
SHARE

Agaasimihii Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilka loofa qaaday oo ka soo baxday Wasiir Maxamed Xayir (Maareeye)

 

Agaasimaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wasiirka uu shaqo joojin ku sameyn karo isaga balse uusan awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas ku daray in markii hore xilka loogu magacaabay Wareegto Madaxweyne oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada, haddii xilka laga qaadayana ay tahay in wadadaas loo maro.

Halkan hoose ka akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here