Home Wararka Maanta Muqtaar Rooboow abuu-mansuur oo Wasiirada cusub ka soo mid Noqon doona

Muqtaar Rooboow abuu-mansuur oo Wasiirada cusub ka soo mid Noqon doona

0

Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur ayay u badantahay in uu ka soo muuqdo golaha wasiirada.

Roobow, ayaa loo magacaabi doonaa wasiirka ciribtirka argagixisada Waana wasaarad cusub.

Warar aan helaayo ayaa sheegaya in ay u badantahay in galabta ay dib uga dhacdo shaacinta wasiirada.

Rooboow waxaa Laga soo xiray Baydhabo xiligii Doorashada Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya ka dib Markii uu isku sharaxay Madaxweynaha Maamulka KGS

Ad
Previous articleMaanta oo kale sanadkii 2019, waxaa Doxa ku geeriyooday Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo furay kalfadhiga Baarlamaanka Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here