Home wararka Dalka Deg Deg Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Hormuud oo Qarax Lala Eegtay.

Deg Deg Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Hormuud oo Qarax Lala Eegtay.

0

Shaqaale Ka Tirsan Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo Qarax Ku Wax Yeeloobay.

Sida ay ii sheegeen Qaar Ka mid ah Masuuliyiinta Shirkada Hormuud, Waxaa Qarax Ku dhintay Laba Ruux oo Ka Mid ah Shaqaalaha Dhinaca Amniga hormuud,

Sidoo Kale Waxay ii xaqeejiyeen in Dhaawac uu jiro Laakiin aysan Ogeen Tirada Dhaawaca ah.

Lama oga Cida uu ahaa Bartilmaameedka Qaraxaan Loo gaystay Shaqaalaha Shirkada maxaliga ah .

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here