Home puntland Dhageyso Hay.ada Culumada Somaliyed oo 5 Qodob kasoo saartay Dagaalka Tukaraq ee...

Dhageyso Hay.ada Culumada Somaliyed oo 5 Qodob kasoo saartay Dagaalka Tukaraq ee Socda..

0
SHARE

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan la xiriira xaaladaha kala duwan ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaasi oo xiisado dagaal oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ay ka taagan tahay.

Bayaanka ay soo saareen Culimadda Somaliyed, ayaa waxa ay kaga digeen cawaaqib xumo ka dhalan karta xaaladaha ka taagan Gobolka Sool.

Waxa ay ugu baaqeen Somaliland iyo Puntland in arrimahooda ay ku xalistaan qaab wada hadal ah, islamarkaana ay joojiyaan colaada halkaasi ka taagan.

Hoos Ka Dhageyso 5 Qodob oo ay Culumadu ka soo saareen Dagaalka Tukaraq oo uu Akhrinayo Gudoomiyaha Hay’adda Sheekh Bashiir Axmeed Salaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here