Home hirshabeelle Sawiro Madaxweyne Cabdi Weli Gaas oo Dhuusomareeb ku booqday Gurigii uu ku...

Sawiro Madaxweyne Cabdi Weli Gaas oo Dhuusomareeb ku booqday Gurigii uu ku soo koray iyo Dugsigiisa Waxbarashada ee yarantiisa,,

0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku sugan Caasimada Maamulka Galmudug ee Dhuusomareeb,

Cabdi Weli Gaas ayaana magaaladaasi u leh Xasuus gooni ah madama uu yarantiisa ku soo koray isla makrana ku soo bartay qeby kamid ah Waxbarashadiisa,

Gaas ayaa booqday Goobtii Waxbarashada iyo Halka uu fadhiisan jiray waxaa kaloo uu tahay Halkii uu daganaa uu ku soo koray,

Madaxweynaha ayaana la qiirooday Goobahaasi uu aad aqoon ugu lahaa isagoo la kulamay bulshada Xaafadaasi,

Mudug24 Dhuusomareeb

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here