Home Wararka Maanta Madaxweyne Farmaajo oo Shuruudo adag ku xiray Xalka Labada dhinac

Madaxweyne Farmaajo oo Shuruudo adag ku xiray Xalka Labada dhinac

0

Madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday ee Farmaajo ayaa shuruudo ku xiray dhexdhexaadinta asaga iyo Rooble, isagoo ergada labada dhinac waan waantooda ku dhex jirta usoo dhiibaday qodobadaan.

1. in Fahad Yaasiin aan maxkamad looga wicin, wax su’aal ahna laga weydiin kiiska Ikraan Tahliil.

2. In kiiska Ikraan Tahliil Faarax lagu dhammeeyo si waafaqsan dhaqanka Soomaalida ee dhiigga lagana siiyo qoyskeeda diyo.

3. in C/laahi Maxamed Nuur oo hadda ah Wasiirka Amniga XFS loo badalo wasaarada Arrimaha Gudaha.

4. in Bashiir Goobe uu noqdo Agaasimaha KMG ah ee NISA balse uu Farmaajo ku adkeysanayo in uu asaga soo magacaabo.

Dad badan Ayaa aamisan in Safarka Deg Deg ah ee Fahad Yaasiin inuu saameyn ku yeelan karo Siyaasada Qalafsan we u dhaxaysa Farmaajo iyo Rooble.

 

Ad
Previous articleDeg Deg Fahad yaasiin Xaaji Daahir oo Maanta Soo gaaray Muqdisho
Next articleLiiska Musharaxiinta Aqalka sare ee Goballada Waqooyi oo la Soo saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here