Home wararka Dalka Sawiro Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Soo gaaray Cadaado Si Weyna Loogu soo...

Sawiro Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Soo gaaray Cadaado Si Weyna Loogu soo dhaweeyay..

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf Ayaa Manta Soo Gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa si Weyn Loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado.

” Xaaf Ayaa Waxa Uu Sheegay In Maalinka Isniinta Ah Uu Imaan Doono Magaalada Cadaado Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo Islamarkaana Reer Cadaado Looga Baahanyahay In Ay U Diyaar Garooban Soo Dhaweyna Madaxweyne Farmaajo.

Waxaa Kale Oo Uu sheegay in Uu Malmahan Tagi Doono Magaalada Galkacyo Uuna Kusoo Dhaweyn Doono Madaxweynaha Somalia Ayaa Halkaas Kasoo Bilaabi Doonaan Socdaalka Dhulka Ah Oo Lagu Tagi Doono Mgaalada Dhuusamareeb

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here