Home puntland Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in Dowlada Fashilantay Banaankana u...

Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in Dowlada Fashilantay Banaankana u soo baxaan,,

2
SHARE

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid Ah Xildhibaanada Dowlada Somaliya ayaa markale ku celiyay in Dowlada Fashilantay,

Fiqi ayaa goob fagaaro ah oo iskugu yimaadeen Xisbiyada Dalka ayuu ka sheegay in Dowlada Dabadeeda feedantahay taasi oo ku tilmaamay tusaale,

Waxa uu sheegay in Dowlada looga baahanyahay in ay isdifaac isku sameesay lakin taasi badalkeeda aysan dhuuman,

Madaxweyne Farmaajo ayuu si gooni ah Farta ugu muuqay sida goobaha fagaaraha looga waayay,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Fiqi

2 COMMENTS

  1. Fiqi waa Inuu umadda soomaaliyeed udaneeyaa oo dacaayadda ka joojiyaa dawladda wuxuu yiri dawladdu waa fashilantay waa Inuu sheegaa waxay ku fashilantay iyo sidii loo sixilahaa ama ey u sixilahaayeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here