radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Akhriso Doorashada Dalka Liberia oo Maanta loo dareeray iyo labada musharax ee ugu horeeya,,

Dadka reer Liberia waxa ay maanta markale u dareerayaan goobaha codbixinta si wareegga labaad ay ugu codeeyaan cidda noqonaysa madaxweynaha cusub ee waddankaasi.

In ka badan laba milyan oo qof ayaa isu diiwaangeliyay doorashadan ay ku loolamayaan madaxweyne ku xigeenka haatan Joseph Boaki iyo xiddigii hore ee kubadda cagta George Weah.

Labadan nin ayaa u ordaya sidii ay ku badeli lahaayeen madaxweynihii ugu horreeyay ee haween ah ee loo doorto dal Afrikaan ah.

Joseph Boakai waxa uu madaxweyne ku xigeenka dalkan soo ahaa 12-kii sanno ee la soo dhaafay hasayeeshee uma muuqdo inuu helay taageerada qofkii mudadaas ka sarreeyay.

73-jirkan ayaa sheegay in sanadahaas uusan adeegsan cududiisa iyo aqoontiisa siyaasadeed balse uu haatan diyaar u yahay inuu dalka ku hogaamiyo.

Ninka ay aadka isku hayaan waa George Weah xiddigii hore ee kubadda cagta, kaas oo rajaynaya in markan saddexaad uu nasiibka u hiilin doono.

51-jirkan ayaa 2005 waxa uu wareegga koobaad ka hormaray madaxweynaha haatan xilka sii banaynaysa ee Ellen Johnson-Sirleaf, taas oo wareeggii labaad ka adkaatayba.

Todobaad ka hor ma aanay jirin cid hubtay in maanta doorasho ay dhacayso, iyadoo doorashada maantana ay ahey in la qabto bilowgii bishii Nofeembar.

Doorashadan waxa ay noqonaysaa middii ugu horraysay ee jiilal badan oo Liberian ah ay goobjoog u noqdaan hogaamiyayaal la doortay oo xilka isku wareejinaya.

Saraakiisha doorashada ayaa sheegay in natiijada afar maalmood gudahood lagu dhawaaqi doono.

Source BBC

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Akhriso Warsaxaafafeed Odayasha Galmudug Qaar kood oo Soo saaray War Culus oo Xaaf Ka soo Horjeeda, Saameena Kuleh.
- Jan 19, 2018
Qaar ka mid ah Odayaasha iyo siyaasiinta Qaar ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf uu ka Jeediyaya Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna ee Dhuusomareeb..
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ...
Madaxweynaha Konfur galbeed oo Muqdisho ku soo Laabtay Ka dib Ka qayb Galkii Hashiiska Galmudug.
- Jan 19, 2018
Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Ayaa Dib Ugu Soo Laabta ...
Madaxweyne Farmaajo oo Ku baaqay in La dhaqan Geliyo Heshiiska Labada Dhinac (Sawiro)
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug ...
Sawiro Galmudug iyo Ahlu-suna oo si rasmi ah u Midoobay iyadoo Calanka Galmudug laga suray Dhuusomareeb..
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii lagu dhameystirayay heshiiska u dhaxeeyay Galmudug ...
Deg Deg Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Badda oo Taliyihiisa ku dilay Muqdisho.
- Jan 18, 2018
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya ayaa maanta dekadda Muqdisho ku dhexdilay Taliyhiisa oo ...
Dhagayso Wasiirkii Hore ee Dastuurka Galmudug oo Dhaliilsan Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna, iyo Shirka dhuusamareeb.
- Jan 18, 2018
Iyada oo Maanta lagu wado in Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug  lagu ...
Dhagayso Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta Khudbad ujeediyay Ciidamo Lagu Wareejiyay Dowlada Dhaxe.
- Jan 18, 2018
Guuto ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa manta lagu wareejiyay Dowladda ...
Dhageyso Erayada ay Ku Qeelinayeen Banaanbaxyadii Maanta ka dhacay Cadaado..
- Jan 18, 2018
Iyada ooDuhurnimadii Arbacada Maanta uu Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmay shirka dhmeystirka heshiiskii ay ...
Banaanbax Looga Soo Hor Jeedo Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna oo Cadaado Ka socda.
- Jan 18, 2018
Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug Maanta oo Khamiis ah Waxaa ka ...
Shirkii Ahlusunna iyo Galmudug oo Goor dhaw Furmay.
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud waxaa ka furmay shirweynaha lagu dhameystiryo heshiiska ay ...
Madaxweyne farmaajo oo Booqday Xerada qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga Dalka ee Dhuusamareeb (Sawiro)
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ...
Wakiila Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Gaaray Cadaado.
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ...
Dhuusamareeb ” Sare ukac ku yimid Qiimaha Guryaha La deegaameesto.
- Jan 18, 2018
Waxaa Sare ukac ku yimid Qiimaha Lagu Dego Guryaha Ku yaala Magaalada dhuusamareeb ee ...
Xildhibaano Labada Aqal Ka Tirsan iyo Odayaal Wili Ku shiraya Cadaado Ka Hor Munaasabada Dhuusa-mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud aya Waxaa ka socda kulamo la’isku mari la’yahay oo ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: