Home puntland Dhageyso Khudbadii Shiikh Shaakir oo Dhuusomareeb ka Sheegay in uu soo qaaday...

Dhageyso Khudbadii Shiikh Shaakir oo Dhuusomareeb ka Sheegay in uu soo qaaday Magaca Galmudug kana soo tahay Magaca Gobolada Dhexe..

1
SHARE

Madaxweynihii hore ee Maamulka Ahlu-suna hadana kamid ah Maamulka Galmudug Shiikh Shaakir ayaa ku laabtay magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug.

Shiikh Shaakir ayaana goob fagaaro ah kula hadlay Shacabka Galmudug ee ku sugan Guriceel iyo dhuusomareeb isagoo u sharaxay isbadalka dhacay.

Shaakir ayaa sheegay in Guud ahaan uu kasoo tagay magaca Gobolada dhexe ee Maamulkooda horay u watay waxasa uu goobta ka sheegay in Magaca Galmudug soo qaadeen.

Goobta oo ay ku sugnaayeen Shacab tiro badan iyo warbaahinta oo mudug24 iyo warbaahin ayaa halmar waxaa is qabsaday sawaxan.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

Loading...

1 COMMENT

  1. WAA YAABE WAXA UU DUSHA KASAARANYAHAY MA “QABRIBAA”
    SOOLAALI MA SIDAAN BAA U DANBAYSAY?

    SAWIRKA (SHAAKIR” WAAN ARAGNAYE AAWAY SAWIRKII (CIIDAMADA ITOOBIYA) EE DHUUSA-MAREEB IYO GURICEEL) SALDHIGA KULAHAA??

    WAR SOOMAALIYEEY NAFTIINA KHIYAANADA IYO ISDABA MARINTA KA DAAYA??

    SHAAKIR WAXAA GADAASHIISA KU DHUUMANAAYA CIIDANKA XABASHIDA? ARRINTAASINA WAA KHIYAANO QARAN?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here