Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Xamza iyo Taliyaha NISA oo isbitaalka ku Booqday Taliye Muhudiin...

Ra’isul Wasaare Xamza iyo Taliyaha NISA oo isbitaalka ku Booqday Taliye Muhudiin Warbac

0

Agaasimaha NISA Mahad Salaad oo uu wehliyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Barre ayaa booqday hadda Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho, halkaas oo lagu daaweynayo Sarkaal Muhiim ah, lguna magacaabo Muxyidiin Warbac waana Taliyaha Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ee NISA.

Warbac oo ah nin ay Bulshadda iyo Ciidankuba jecel yihiin ayaa ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Hotel Xayaad ee Muqdisho.

Arrinta ugubka ah ayaa noqotay in Masuuliyiinta heerkaas miisaankoodu la’egyahay aysan shacabka Jidka ka xiran, oo indhuhu ay qabanayeen iyagoo Maraya KM4 oo shacabka iyo masuuliyiintu si isku mid ah ay waddada u marayaan.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Shir Deg Deg ah isugu yeeray Hay’adaha amniga
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo Balan qaaday in Dibada loo qaadayo dhaawacyadii Hayat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here