Home wararka Dalka Dhageyso Wasiir hore uga tirsanaa Galmudug oo ka Hadlay Dhaqan Galinta Heshiiska...

Dhageyso Wasiir hore uga tirsanaa Galmudug oo ka Hadlay Dhaqan Galinta Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna..

0
SHARE

Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada warfaafinta galmudug haatana ka mid ah siyaasiyiinta reer galmudug axmed shire falagle ayaa ka hadlay heshiiskii taariiqiga ahaa ee ay dhawaan muqdisho ku gaareen galmudug ahlusunna wuxuuna heshiiskaas ku tilmaamay guul usoo hooyatay dadyowga daga gobalada mudug iyo galgaduud ee galmudug

Siyaasi falagle ayaa sheegay in heshiiskaasi uu ku dhaqan gali karo in ay taageeraan dhamaan dadka reer galmudug waxa uu dhanka kale ka hadlay dadka qaar ee diidan heshiiska galmudug iyo ahlusunna oo uu ku tilmaamay kuwa danaystayaal ah oo ka baqaya in ay xilal waayaan.

hadalka siyaasi axmed shire falagle ayaa kusoo aadaya xili ay heshiis ka kooban 14 qodob dhawaan muqdisho ku kala saxiixdeen galmudug iyo ahlusuna oo haatan isku biiray

Hoos Ka Dhageyso Waraysi Uu Siyaasi Falagle La Yeeshay Wariye Mahad Daahir Maxamed (America)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here