Home galmudug Dhageyso Qaabka Gaalkacyo loogu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland ee Geeriyooday..

Dhageyso Qaabka Gaalkacyo loogu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland ee Geeriyooday..

0
SHARE

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Mudug Puntland Aadan Nuur Qaal  oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ciidamadu wadaan baaritaano la xiriira sidii lagu ogaan lahaa halka qaraxa looga soo xiray Gaariga taliyaha.

Taliyaha ayaa dhanka kale waxa ui sharaxaad ka bixiyay qaabka gaariga Sarkaalka loogu xiray qaraxa iyo sida ay ku dhacday..

Al-Shabaab ayaa War ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegen in qaraxaasi ay iyagu ka dambeeyeen isla markaana ay ku dileen taliye ka tirsan Ciidamada Booliiska Puntland.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here