Home wararka Dalka Sawiro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf oo Gaaray Dalka Kenya..

Sawiro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf oo Gaaray Dalka Kenya..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa gaaray Caasimada Dalka kenya ee Nairobi,

Xaaf oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa shalay galinkii danbe waxaa lagu soo dhaweeyay dalkaasi,

Safarka Madaxweynaha ee Kenya horay looma shaacin Waxana uu ka baxay Qaab Deg Deg ah madama uu muqdisho u joogay Wada hadal,

Warar Mudug24 heleyso ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu halkaasi u gaaray arimo la xiriira ganacsigiisa qaaska ah hase yeeshee arintaasi wali si dhab ah looma shaacin,

Madaxda Maamulada Somaliya ayaa had iyo jeer warbaahinta kula hadlay Madaarka inta aysan bixin iyagoo ka warama nuuca safarkooda ay dalka kaga baxayaan Hase yeeshee Madaxweyne Xaaf ayaa lagu baraarugaa isagoo taagan Wadan kale,

Wixii ku soo kordha Lasoco

Mudug24 Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here