Home wararka Dalka Dhageyso Gudiga Doorashada Somaliland oo War kasoo saaray Doorashada iyo Tirinta Codadka..

Dhageyso Gudiga Doorashada Somaliland oo War kasoo saaray Doorashada iyo Tirinta Codadka..

0
SHARE

Guddiga doorashooyinka ee maamulka Somaliland ayaa goor dhow saxaafadda kala hadlay arrimo ku aadan halka ay marayaan tirinta cododka.

Waxaa saxaafada la hadlay afhayeenka guddiga iyo sidoo kale guddoomiyaha, waxaana ay sheegeen in weli ay socoto tirinta codadka.

Waxay kaloo sheegeen in aysan sheegi karin maalinta ay natiijada ku dhowaaqayaan oo ay xitaa qaadan karto Saddex maalin ee soo socota.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here