Home Wararka Maanta Jabuuti oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Cusbitaalka ku yaalla Gaza

Jabuuti oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Cusbitaalka ku yaalla Gaza

0

Dowladda Jabuuti ayaa cambaareysay duqeyntii xalay lala beegsaday isbitaalka Al-Ahli ee magaalada Qasa, halkaa oo dad gaaraya 471 ay ku dhinteen.

Warkan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Jabuuti oo ku qornaa Af-Carabi ayaa lagu yiri:, “Waxa ay Israa’iil ka gaysatay Qaza waxa loo arkaa werar argagax leh oo lagu bartimamedsaday carruur iyo haween waxba galabsan werarka waa Xasuuq dagaal oo ka dhan ah dadka reer Falastiin sabab oo waxa u ka hor imanaya xeerarka caalamiga ah iyo xeerarka qiyamka bini’aadantinimo.”

Dowladda Jabuuti ayaa ugu baaqday Israa’iil inaysan beegsan dadka shacaabka si loga foogado xasuuq kale.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo ujeedka Safarkiisa(Sawiro)
Next articleBiden oo Si layaab leh uga Hadlay Qarixii lagu Burburiyay Cusbitaalka Alhilaal ee Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here