Home galmudug Dhageyso Madaxweyne Cabdi weli Gaas oo ka warbixiyay Shirka Kismaayo iyo xaalada...

Dhageyso Madaxweyne Cabdi weli Gaas oo ka warbixiyay Shirka Kismaayo iyo xaalada taagan..

0
SHARE

Waxaa war-murtiyeed kasoo baxay shirkii madaxda maamul goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo ayaa waxaa lagu aas-aasay gole ay ku mideysan yihiin maamulada.

Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.

Wariyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan ayaa khadka teleofonka kula xiriiray Madaxweynaha Puntand Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay ka wareysatay shirkii Kismaayo.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gaas.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here