Home galmudug Dhageyso Dadkii Xalay lagu dilay Deegaanka Godad Waxgaradka Deegaanka oo ka hadlay,,,

Dhageyso Dadkii Xalay lagu dilay Deegaanka Godad Waxgaradka Deegaanka oo ka hadlay,,,

0
SHARE

Halkmid kamid ah Dadka Deegaanka Godad ahna waxgaradka Deegaanka ayaa ka hadlay dhibaato habeenkii Xalay ka dhacday Deegaanka Godad ee Gobolka Mudug,

Nabadoonka ayaa Wareysi uu bixiyay waxana uu ku sheegay in Rag Hubeysan ay xalay weerar ku soo qaadeen isla markana Dileen Qof Dadka Deegaanka halka ay dhaawaceen labo kale,

Waxa uu sharaxay Halka Dadkaasi kasoo dhaqaaqeen meesha ay kasoo jeedaan iyo Geel la sheegay in ay dhaceen,

isagoo hadalkii sii wata ayuu ka hadlay Sida Xaalada Degaanka Godad ee Bariga Gobolka Mudug tahay,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Wareysi,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here