Home wararka Dalka Sawiro Dowlada Galmudug iyo Ganacsato oo kulan kadib Amaro adag soo saaray,,,

Sawiro Dowlada Galmudug iyo Ganacsato oo kulan kadib Amaro adag soo saaray,,,

0
SHARE

Magaalada Cadaado waxaa ka dhacya kulan u dhaxeeya Ganacsatada Galmudug iyo Maamulka kaasi oo ku aadna muran maalmahan taagnaa ee dhanka lacagta somaliga,

Kulanka ayaa dhexmaray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Ganacatada waxaana looga hadlay Dhoor arimood oo ku aadan sidii loo qaadan lahaa lacagta shilin somaliga,

Wada hadal kadib madaxweyne ku Xigeenka iyo ganacsatada ayaa isku raacay in la qaato Lacagta somaliga isla markana aan la diidi karin,

Ganacatada ayaa soo dhaweeyay arintaasi waxayna ugu baaqeen ganacstada yar yarka in ay dhankodoa qaataan lacagta shilin somaliga,

Maalmahan waxaa deegaanada Galmudug ka taagan muran ku aadan lacagta shilin somaliga oo laga diiday meelaha qaar,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here