Home hirshabeelle Dhageyso Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka hadlay guusha uu gaaray iyo...

Dhageyso Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka hadlay guusha uu gaaray iyo Waxa uu qabanayo Gudigiisa,,,

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ahna xubin kamid ah aqalka sare ayaa ka hadlay Doorashada dhawaan uu ku guuleestay,

Cabdi Qeybdiid ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Labada Aqal ee Dowlada Somaliya waxana uu ka hadlay guushaasi iyo waxa uu qabanayo Gudigiisa,

Waxa uu ka hadlay arimo dhoor ah oo kamid tahay in uu sameendoono dastuur dhameestiran kaasi oo la kaashanayo labada aqal,

Qeybdiid aya dhanka kale waxa uu wacad ku maray in laga maarmidoono waxyaabo badan oo loo aado dalka dibadiisa,

Halkan Hoose ka Dhageyso isagoo dhoor arimood ka hadlay,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here