Home wararka Dalka Dhageyso Fanaanka Cabdi Holland iyo Fanaaniin kale oo gaaray magaalada Muqdiso,,,

Dhageyso Fanaanka Cabdi Holland iyo Fanaaniin kale oo gaaray magaalada Muqdiso,,,

1

Fanaaniinta Cabdi Holand iyo Cabduwahaab Booska oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Fanaaniinta Reer Muqdisho.

Soo dhaweyn ka dib Fanaaniinta ayaa la geeyay Xarunta Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed halkaasi oo ay Warbaahinta kula hadleen.

Fanaaniintan ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Munaasabadaha Maalmaha Xuriyada Soomaaliya ee ka dhacaya Muqdisho.

Sidoo kale Fanaaniintaan ayaa Magaalada Muqdisho ku qabanayaan Barnaamijyo faneedyo kala duwan oo loogu dabaal dagaya Maalmaha Ciida.

Fanaanka Cabdi Holand ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in Muqdisho uu soo gaaro sanado badan ka dib.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka,

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

  1. CABDI HOLLAND HADII UU CIA-da MARAYKANKA TAAGEERO KA HAYSTO,ALSHABAB WAXBA KUMA SAMAYNAYAAN,!!!!!,EREYADAAS MAXAAN U ADEEGSADAY????!!!””HOMEWORK U QAATA””

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here