200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Wasiirka Arimaha Dibada Norway iyo Yuusuf Garaad Maxay ka wada Hadleen… | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wasiirka Arimaha Dibada Norway iyo Yuusuf Garaad Maxay ka wada Hadleen…

Wasiirka arrimaha dibada ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa isbuucii lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalkan Norway. Isaga oo kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada dalkan Norway, Børge Brende.

Ilaa hada ma cada qodobada ay wasiiradu kaga wada hadleen kulankaas, iyo waxa ay isla meel dhigeen. Balse wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa kulankii uu la lahaa jaaliyada Norway, si kooban u sheegay waxa ay uga wada hadleen kulankaas, isaga oo kusoo koobay iskaashiga iyo xiriirka labada wadan.

Wargeyska VG oo xiriir la sameeyay wasaarada arima dibada dalka Norway, ayaa qoray in qodobada kulankaas looga wada hadlay aysan kujirin arinta ku saabsan heshiiska dib u celinta ah oo ay Norway rabto inay Soomaaliya la gasho. Bale ay ka wada hadleen iskaashiga labada wadan iyo dhibaatooyinka guud ee geeska Afrika.

Yuusuf Garaad ayaa dhanka kale soomaalida Norway si cad ugu sheegay in dowlada Soomaaliya, aysan wax ka qabin karin xaalada soomaalida ku dhaqan dalkan Norway, balse ay tahay inay ayagu isku tashadaan oo midoobaan. Si ay xaqooda wada jir ugu dhacsadaan, iyaga oo adeegsanayo shuruucda iyo qaanuunka u yaal Norway ama Yurub guud ahaan.

Hadalka Garaad ayaa loo fasirin karaa siyaabo badan, iyada oo dadkii kulankaas joogay ay ku kala aragti duwanayaan ujeedka hadalka wasiir Garaad.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. NUURKANEDERLAND says:

    k!k!k!k!k!k!k!k!..NORWEY WAXAY KA CAROOTAY QANDARAASKII SHIIDAAL BAARISTA EE LA SIIYEY SHIRKADA “”SOMA OIL AND GAS..DEVID CAMERON UU LEEYAHAY,,k!k!k!k!k!!k!k!k,,IYADOO HOREY U BAARTAY AAGAAS




ad

Dowlada Maraykanka oo Xaqeejisay in Muwaadiniin ay uga Dhinteen Weerarkii Cuslaa ee Zoobe.
- Oct 17, 2017
Dowlada Maraykanka oo Xaqeejisay in Qaraxii Zoobe ay Muwaadiniin uga dhinteen. Hadal qoraal oo ka ...
Dhalinyarada iyo Macalimiinta Gaalkacayo oo Maanta Baroor-diiq u sameeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho {Sawiro}
- Oct 16, 2017
Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa Galabta Muujiyay Sida ay ugu ...
Daawo Muqtaar Roobow oo Shir jaraa.id Qabtay kana hadlay Qaraxa Zoobe..
- Oct 16, 2017
Mukhtaar roobow oo ka tirsanaa kooxda Shabaab kana soo goostay ayaa ka hadlay Qarax. Roobow ...
Faafaahin Meydad kale oo laga soo saaray Dhismayaashii bur buray ee Qaraxa Zoobe..
- Oct 16, 2017
Meydad hor leh ayaa laga soo saaray dhismayaasha ku bur buray qaraxii maalintii sabtidii ...
Sawiro Diaayarad Militari oo Turkiga leeyahay oo dhaawacyo badan ka qaaday Muqdisho..
- Oct 16, 2017
Diyaarad ay dowlada Tufrkiga usoo dirtay magaalada Muqdisho ayaa saakay qaaday dhaawacyada qaar kamid ...
Sawiro Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Dhiig u shubay dadkii ku dhaawcmay Qaraxii Zoobe 
- Oct 16, 2017
Sheekh Muqaar Roobow Cali Abuu Mansuur Afhayeenkii hore ee Kooxda Al Shabaab ayaa dhiigiisa ...
Dhageyso Taliyaha Saldhiga Gaalkacyo oo ka hadlay Nin Makaanik ah oo lagu dilay Duleedka Gaalkacyo..
- Oct 16, 2017
Kadib markii duleedka magaalada Gaalkacyo lagu dilay nin makaanik ah waxaa arintaasi ka hadlay ...
Dad Qaba Dhaawacya Cul culus ee ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe oo Maanta Turkiga loo qaaday {Sawiro}
- Oct 16, 2017
Saakay waxaa la qaaday dhaawacyada dadkii shacabka ahaa ee ku dhaawacmay qaraxii maalin ka ...
Deg Deg Wasiirka Caafimaadka Dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray goor dhow isagoo wata..
- Oct 16, 2017
 Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu ...
Ciidanka Galmudug Oo Maanta Howlgalkii Ugu Cuslaa Ka Wada Koonfurta Magaalada Gaalkacyo
- Oct 16, 2017
Wararka Naga soo gaaraya Magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya in Saakay Howlgalo Baaritaano ah Ciidamada ...
Dhageyso Hooyada dhashay DR Maryan oo ku dhimatay Qaraxa Zoobe oo dhawaan Jaamacada Dhameysay,,
- Oct 16, 2017
Waxaa si weyn u korodhay tirada dadka ku dhintay qaraxii cuslaa ee shalay ka ...
Dhageyso Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo ku dhintay Qaraxii Zoobe,,
- Oct 16, 2017
Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Shiikh oo si adag uga hadlay Qaraxii Zoobe isagoo ku tilmaamay,,
- Oct 16, 2017
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo markale Booqday Isgoyska Zoobe oo Ciidan badan la geeyay..
- Oct 16, 2017
Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay mar kale booqday Isgooska Zoobe ...
Wasiiro iyo Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Turkiga oo Muqdisho ku soo wajahan goor dhow..
- Oct 16, 2017
Dowlada turkiga ayaa siweyn uga damqatay qaraxii dadka badan lagu laayay ee ka dhacay ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: