Home Wararka Maanta Howlgalo culus oo Caawa kasocda Koonfurta Magalada Gaalkacayo Xili Xalay Dagaal Ka...

Howlgalo culus oo Caawa kasocda Koonfurta Magalada Gaalkacayo Xili Xalay Dagaal Ka dhacay Magaladaas

0

Howlgallo Culus oo Cawa Ka Soconaya Konfurta Gaalkacyo.

Kuwaas oo lagu Baacsanayo Waxyaabaha Qeybta ka ah Falalka Amni dari sida Maandooriyaha iyo Tuugada Dhaca ugeysta Bulshada.

waxaana Howlgallkan Iska kaashanaya Ciidamada Booliska Nabad-sugidda Ee Magaalada Gaalkacyo Galmudug.

Xalay ayay ahayd Markii Wooqooyiga Magaalda Gaalkacyo Dagaal Qasaaro Gaystay uu Halkaas Ku dhexmaray Ciidamada Policeka Puntlad iyo Maleshiyaad Ganacsada Maandooriyaha.

 

Ad
Previous articleXuska dabaal dega Ciidanka Boliiska Soomaliyeed oo dhuusamareeb lagu qabtay {Sawiro}
Next articleDib u Dayactir Xoogan oo lagu Samaynaayo nalalka Cadceeda Ku Shaqeeya oo Dhusamareb ka bilowday(Sawro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here