radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Deg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Caasimad Kumeel Gaar ah u Magacaabay Magaalada ….

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “ Xaaf “ ayaa Magaalada Cadaado u Magacaabay Caasimada KMG ee Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Magacaabistaan u sababeeyay baahida loo qabo in la helo Xarun rasmi ah oo ay si wadajir ah ugu howlgalaan Hay’addaha kala duwan ee Galmudug iyo Masuuliyiinta.

Waxaa sidoo kale lagu sheegay Warqada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug in ay jiraan daruufo adag kuwaasi oo sabab loogu digay in Magaalada Cadaado ay noqoto Caasimada KMG ee Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dalka Pakistan ilaa 140 ruux oo ku dhimatay dad ka kacay Gaari shidaal siday,,,
- Jun 26, 2017
Ugu yaraan 140 qof ayaa ku dhintay dab ka dhashay booyad shidaal siday oo ...
Sawiro Magaalada Gaalkayco oo si Cajiib ah looga ciiday Sanadkaan kadib markii lasoo bandhigay,,,
- Jun 26, 2017
guud ahaan gobolada Dalka Somaliya ayaa laga ciiday Munaasibada Ciida Waxana Meelaha laga Ciiday ...
Dhageyso Khudbada Madaxweyne Cabdi Weli Gaas oo Somaliland ku eedeeyay in ay Shabaab taageerto…
- Jun 26, 2017
Madaxweynaha maamulka P/Land Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa shaaca ka qaaday iney ka adkaan ...
Deg Deg internetka Magaalada Muqdisho oo maqan iyo Culees adag oo jira…
- Jun 25, 2017
Waxaa Habeenimadii Xalay la waayay adeegii internetka ee Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka ...
Dhageyso Waxgaradka Gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi oo ka hadlay Heshiiska Galmudug iyo Puntland…
- Jun 25, 2017
Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi ayaa waxa ay dhaliileen ...
Maraykanka” Xiisadda Wadamada Khaliijka Waa Mid Salka Ku Haysa Arin Qows
- Jun 25, 2017
Dowladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo ...
Gaalkacyo Oo Ciida La isku Khilaafsan Yahay Iyo Qaybo Ka Mid Ah Oo Laga Ciidayo
- Jun 25, 2017
ayadoo inta badan maanta laga ciidayo dunida muslimka iyo dalka soomaaliya ayaa waxaa jira ...
Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Oo Goordhow Shaacisay In Bari Ay Tahay Maalin Ciid Ah
- Jun 25, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah u faafisay in maalinta bari ah ...
Akhriso Meelaha laga arkay Dhalashada Bisha oo Xarar-dheere ku jirto,,,
- Jun 25, 2017
Deegaano badan oo ka tirsan Dalka Somaliya ayaa laga arkay bisha waxana kamid ah ...
Magaalada Gaalkacyo oo Caawa ka bilaabatay Takbiirta Ciida Fidriga oo dhalatay,,,
- Jun 25, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug oo kamid ah meelaha laga arkay Dhalashada Bisha ...
Deg Deg Bisha oo laga arkay Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka qaar iyadoo Bari Ciid tahay,,,
- Jun 24, 2017
magaaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaliya waxaa laga arkay Bisha taasi oo ka dhigan ...
Dowlada Qatar oo ka jawaabtay 13 Sharuud ay soo gudbiyeen Wadamada Khaliijka,,,
- Jun 24, 2017
Dowladda Qatar ayaa xaqiijisey 13 qodob oo warbaahinta AP ugu horeyn daabacdey maalintii Jimacada ...
Dag Dag Alshabaab Oo Laga Cabsi Qabo In Ay Weeraro Ka Gaystaan Maalmaha Ciida Magaalooyinka….
- Jun 24, 2017
Ciidamada amaanka ee ku kala sugan Magaalooyinka Mogadisho, Baydhabo iyo Boosaaso ayaa heegan la ...
Sawiro Dowlada Sacuudiga oo fashilisay Weerar lagu qaadi lahaa Masjidka Barakeysan ee Makka,,
- Jun 24, 2017
Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay in ciidamada amaanka gaar ahaan kuwa loogu tala galay kahar ...
Dhageyso Beesha Biimaal oo ka hadashey Dagaalka Habargidir kala dhaxeeyo iyo Xaalada Marka ee xiligan,,,
- Jun 24, 2017
Beesha Biimaal ayaa warsaxaafadeed ay qabatay si weyn ugu eedeysay kooxda AlShabaab oo ay ku ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: