Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Guddiga Xalinta Khilafaadka Oo Go.aan kasoo saaray HOP045 oo is qabqabsi Xoogan...

Guddiga Xalinta Khilafaadka Oo Go.aan kasoo saaray HOP045 oo is qabqabsi Xoogan ka Taagnaa

0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee heer federaal ayaa caawa go’aan kama dambeys ah kasoo saaray dacwad laga gudbiyay kursiga sumadiisa tahay HOP#045 oo dhawwaan lagu doortay magaalada Baraawe.

Kursigan horey ugu Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa mar kale loo diiday in uu u tartamo, waxaana wasiirka iyo musharax kale kursigan ka gudbiyeen dacwad ku aadan in aan habraac sax ah loo marin doorashadiisa.

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo kiiska baaritaanka iyo go’aan ka gaarista kursigan muddo ku qaadatay ugu dambeyn cadeeyeen in kursigan loo maray habraaca loo dejiyay doorashada dadban uuna fasax yahay kursigaasi.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Bilaabay ololihiisa Dib U Doorashada Cawana Casuumay Xildhibaano Dhawaan la Doortay
Next articleSoomaalida joogta ukrain” Waxaan ka Bixi la.nahay Magaalada kiyf ee Caasimada Ukrain”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here