Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Ku sugan Munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Jabuuti (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Ku sugan Munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Jabuuti (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu doortay doorashooyinkii ka dhacay dalkaas.

Munaasabada oo hada socota waxaa Ku sugan Madax kala duwan oo ka socota dalka Afrika Qaar ka mid ah.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb-galaya Munaasabadaan Caleema saarka ah.

Khudbad ayaa La filayaa inuu Ra’isul Wasaare Rooble uu ka jeediyo Munaasabadaan.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Hambalyo udiray Dhalinyarada Soomaaliyeed
Next articleMadaxweynaha galmudug oo Hambalyada 15 May udiray Dhalinyarada Soomaaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here