Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Mid kamid ah Golihiisa Wasiirada Xilka ka Qaaday

Qoor Qoor oo Mid kamid ah Golihiisa Wasiirada Xilka ka Qaaday

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilka ka qaaday Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamud.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa faray Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Liibaan Cabdi Maxamed in uu sii wado howlaha wasaaradda.

Lama Oga Waxa Sababay Xilkaaqaadistaan Wasiirkaan oo ka Mid ahaa Wasiirada Ugu Waqtiga Dheeraa Galmudug.

Wasiirkaan ayaana Kasoo Jeeday Beelaha Daga Ceelbuur Gaar ahaan Beesha Mursade .

 

Ad
Previous articleIran oo u dirtay Israel digniintii ugu weyneyd. Haddaba, maxay tahay digniintan culus?
Next articleGaas oo Digniin kasoo Saaray Xaalada ay lu Sugantahay Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here