Home Wararka Somaliya Galmudug Wasir Farxiyo Cabdi oo ka Tirsanayd Wasiirada Galmudug oo Muqdisho lagu Dilay

Wasir Farxiyo Cabdi oo ka Tirsanayd Wasiirada Galmudug oo Muqdisho lagu Dilay

0

Aun Farxiyo Cabdi Waasuge oo ahayd Wasiir Dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug ayaa lagu dilay Muqdisho, gaar ahaan degmada Warta Nabadda.

Maama Farxiyo oo ka mid aheyd wasiiradii dhawaan la magacaabay ayaa halmar uun shaqo utimid Dhuusamareeb oo ay joogtay mudo kooban.

Dilkaan ayaa Ka Dhacay Degmada Wardhiigleey ee Gobalka Banaadir Gaar ahaan Xaafada Nationka Salaadii Cishaha Kadib laba Wiil oo Mooto Saarnayd ayaana Raas ku boobay kadibna Halkaas ayay ku Geeriyootay Wasiirada Farxiyo Cabdi.

Laamaha Amniga Magaalada Muqdisho ayaana Wali Ka Hadlin Dilkaan oo Dhacay Xalay.

Ad
Previous articleDegmada Xarardheere oo Markii ugu Horaysay Galabtay loosoo Daayay Qadka Internetka
Next article13 jir Falastiini ah oo rasaas ku Dilay Askar ka Tirsan israaiil iyo Xisad Culus oo Taagan(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here