Home Wararka Maanta Odayaasha SSC oo War kasoo saaray Ergayga Madaxweynaha u Magacaabay Wadahadalada Somaliland

Odayaasha SSC oo War kasoo saaray Ergayga Madaxweynaha u Magacaabay Wadahadalada Somaliland

0

War- saxaafadeed kasoo bsxay SSC-Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyay  Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo uu Ergeyga wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland u magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddiga odayaasha SSC Khaatumo ayaa lagu bohgaadiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud dedaallada uu ku bixinayo sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Somaliland.

War- saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in SSC-Khaatumo aysan ka mid ahayn, kana mid noqon doonin Somaliland. Waxa ayna xuseen in ay ka mid yihiin Soomaaliya ayna aaminsan yihiin sugnaanshaha xuduudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo in ay yihiin lama-taabtaan.

Ad
Previous articleRaila Odinga oo war ka soo saaray dibad baxyo ballaaran oo la filayay inay Maantay ka dhacaan Kenya
Next articleMadaxweyne Muuse Biixi Oo War Kasoo Saaray Magacaabista Ergeyga Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here