Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo Caawa Howlgalo ka wada Deegaano Hoostaga Dhuusamareeb

Ciidamada Galmudug oo Caawa Howlgalo ka wada Deegaano Hoostaga Dhuusamareeb

0

Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada magaalada Dhuusamareeb mudane Abdi Hashi Arole,taliyaha ciidanka Nabadsugida Dhuusamareeb Mohamed Abdi Shidane iyo saraakiil kale oo katirsan Police iyo nabadsudida yaa caawa kawada howlgallo lagu xaqiijinayo amniga deegaano badan oo hoostaga Caasimda Galmudug ee Dhuusamareeb sida:Gadoon,Raydable,Garaslay,iyo Mareergur.

Gudomiye Arole ayaa sheegay in howlgalada lagu beegsanayo dadka xiriirka la leh kooxda kusoo duushay Galmudug,waxana uu sheegay in cidwalba oo katirsan kooxahaas ee ay gacanta kudhigaan in lahorkeeni doono cadaalada howlgaladuna noqo doonaan kuwa joogto ah.

Sidoo kale waxaa uu bulshada Caasimada iyo deeganada hoosyimaada kacodsaday in cidwalba oo amniga khatar ku ah oo ay arkaan lasoo socod siiyaan hay’adaha amniga si looga hortago dhibka uu doonayo inuu bulshada ugaysto.

Ad
Previous articleCiidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo si nabad ah caawa ula wareegay Gurceel (Sawiro)
Next articleAhlusuna oo dib ugu laabtay Saldhiga Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here