200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada Cadaado kula shiraya Xildhibaanada Xilka ka qaaday Qaarkood” Top news” | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Madaxweynaha Galmudug oo Madaxtooyada Cadaado kula shiraya Xildhibaanada Xilka ka qaaday Qaarkood” Top news”

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin iyo ku Xigeenkiisa oo wehliyaan Sanataro ka tiran Galmudug ayaa caawa kulamo la leh Xildhibaano ka tirsan Galmudug kuwaasi oo Madaxweynaha Xilka ka qaaday,

kulamada socda Waxaa looga arinsanayaa xal u helida barlamaanka Galmudug ee xilka ka qaaday Madaxweynaha waxana Qaar kamid ah xildhibaanada durbadii ka laabteen Go.ankii madaxweynaha Xilka looga qaaday,

Xildhibaanada Xilka ka qaaday madaxweynaha Ayaa noqday labo garab durbadii kuwaasi oo isku qilaafsan ku adkeesashada xilka laga qaaday madaxweynaha,

Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Galmudug Xareed iyo Xubno kale ayaanan goobta kulanka ka socdo xaadir ku aheyn kuwaasi oo kasoo horjeeda in laga laabto go.anka madaxweynaha Xilka looga qaaday,

Warar hoose oo mudug24 heshay ayaa sheegaya in xilka ka qaadista madaxweynaha Galmudug ay ka danbeeyeen masuuliyiin xilal soo qabtay iyo shaqsiyaad kale kuwaasi oo lacag siiyay xubnaha barlamaanka.

Madaxweynaha Galmudug ayaana heesta kalsoonida ku xigeenka Madaxweynaha Maxamed xaashi Cabdi carabey iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug cali Gacal taasi oo hoos u dhigtay Rajada xildhibaanada xilka ka qaaday Madaxweynaha.

Wixii ku soo kordha lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Tirada Qaxootiga Iskaga Cararaya Suudaanta Koonfureed Oo Gaartay Halkii Ugu Sareysay
- Aug 17, 2017
Hay`adda arrimaha qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in tirada qaxootiga Suudaanta Koonfureed ee ...
Qarax Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari
- Aug 17, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan ...
Dhageyso Halkee Ayay Maraysaa Dhismaha Wadada Gaalkacyo Iyo Hobyo
- Aug 17, 2017
Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka gaalkacyo iyo hobyo ee gobalka ...
Dhagayso Hadalkii Uu Jeediyay Madaxweynaha Galmudug Markii Uu Ku Laabtay Magaalada Cadaado
- Aug 17, 2017
Axmed ducaale geele xaaf madaxweynaha galmudug ayaa dib ugu laabtay magaalada cadaado ee caasimada ...
Deg Deg Diyaarad Kusoo Dhacday Duleedka Muqdisho
- Aug 17, 2017
Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goor Dhow Diyaarad Nuuca Duuliye ...
Sawiro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle oo Cadaado ku soo laabtay maanta…
- Aug 16, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta ku soo laabtay magaalada Cadaado. Wafdiga Madaxweynaha ...
Deg Deg Weerar ka dhacay miiga Gobolka Mudug oo lagu dhacay Xoolo u badan Geel…
- Aug 16, 2017
WAR DEG DEG AH "Deegaano dhaca Bariga Gobolka Mudug Warar Hadda Naga Soo Gaaraya ...
Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in Xil ka qaadistiisa Dowlada ka danbeeso…
- Aug 16, 2017
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay khilaaf kala dhaxeeyay Dowladda ...
Deg Deg Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday goor dhow…
- Aug 16, 2017
War goordhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle  ayaa sheegaya in ...
Dhageyso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay Xil ka qaadista Madaxweynaha Hirshabeelle.
- Aug 16, 2017
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in ...
Caasimada Dalka Sweden oo lagu toogtay Labo Ruux Faafaahin…
- Aug 16, 2017
Labbo ruux ayaa lugu soo waramaa in loola cararay isbitaalka ka dib markii dhaawac ...
Deg Deg Wafdi Ka Socda Galmudug Oo Gaaray Guriceel
- Aug 16, 2017
Wararka naga soo gaaaraya dagmada guriceel ee gobalka galgaduud oo ay gacanta ku hayaan ...
Madaxweynaha dalka Algeria Oo Shaqada Ka Eryay Ra,isul Wasaarihiisii
- Aug 16, 2017
Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa shaqada ka ceyriyay Raisul wasaarihii dalkaasi Abdelmadjid Tebboune ...
Deg Deg Dhagayso Khilaafka Hirshabeelle Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Xilka Laga Qaaday Ayadoo Gudoomiye Cusubna la Doortay
- Aug 16, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle gaar ahaan kuwa taageersan Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble ayaa caawa ...
Dhageyso Dowlada Somaliya oo war kasoo saartay Go.anka ay kula dhaqmeyso Shiikh Mukhtar…
- Aug 16, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay soo dhoweeneyso, wada-hadalna kula jirto hoggaamiye ku ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: