canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Xog mudug24 heshay oo tilmaameysa in Xildhibaanada Kalsoonida kala laabtay Madaxweynaha ay ta… | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Xog mudug24 heshay oo tilmaameysa in Xildhibaanada Kalsoonida kala laabtay Madaxweynaha ay ta…

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo cadaado ku shiray Magaalada cadaado ayaa u codeeyay in xilkii ka qaadeen Madaxweynaha galmudug,

Xildhibaanada oo gaaraya 54 xildhibaan ayaa ku shiray Xaruun lagu magacaabo Badbaado Halkaasi oo codka ku qaadeen,

Warar ay heshay warbaahinta Mudug24 ayaa tilmaamaya in Codka Xildhibaanadaasi ay Gaareen ay tahay Mid aan guul ku dhamaaneen oo Madaxweynaha Galmudug xilka ugu tanaasulidoonin,

Waxaa bilowday Dadaalo lagu daminayo go.anka Xildhibaanada Taasi oo wadaan madaxda Galmudug waxana Arintaasi laga dareemayaa Magaalada,

Masuuliyiin Galmudug ka tirsan ayaa mudug24 u sheegay in Arintaasi madaxda Galmudug ay dhayilsadeen lakin ay noqotay Mid dhibaato u soo jiiday xukuumada,

Dhan kale waxaa jira xildhibaano ka tirsan Galmudug kuwaasi oo ku dadaalaya in Go.anka lagu adkeesto hase yeeshee mahan kuwa hadafkooda u shaqeenayo sida xogta tilmaameyso,

Local news@mudug24

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Sawiro Lacag lagu daadiyay Mid kamid ah Wabiyada Yurub oo Muran ka dhashay…
- Jan 16, 2017
Lacag aad u fara badan cadadkeedana lagu sheegay 130-000 oo Euro (Boqol iyo Sodon ...
Magaalada Guriceel iyo Deegaanka Matabaan oo 3 Ruux loogu dilay Aano Qabiil…
- Jan 16, 2017
Wararka ka imaanaya Tuulada Teedaan oo hoostagta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya ...
10 ruux oo ku dhimatay Gaari Amison oo jiiray Gaari Shacab ah…
- Jan 16, 2017
Kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM oo ka baxay magaalada Muqdisho , islamarkaana ku sii ...
Faafaahin Ganacsade Cismaan Aadan Qalabxoor oo Muqdisho lagu dilay kaasi oo la dhashay..
- Jan 16, 2017
Alaha u naxaariistee waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha lagu toogtay Ganacsade Cismaan ...
War deg deg Ganacsade lagu toogtay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho goor dhow”
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo ...
Faafaahin Tirada Saarneyd Dooni ku dagtay Xeebaha Dalka Liibiya..
- Jan 15, 2017
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 4 qof sidoo kalena ...
Donald Trump oo u jawaabay mid kamid ah Xildhibaanada Mareykanka ee Congreska..
- Jan 15, 2017
Mdaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Dornald Trump ayaa si adag uga jawaabay hadal ...
Sawiro Sida Dhulka loogu dagaalamo oo la baray Ciidan ka tirsan Milatariga Somaliya..
- Jan 15, 2017
Waxaa shalay tababar mudo u socday Ciidamo katirsan Milatariga Dowlada Soomaaliya loogu soo gabo ...
Dhageyso Wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan shabaab oo Xabsi lagu dhex dilay…
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Cadaado kaga dhawaaqay Arimo Xasaasi ah..
- Jan 15, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo la hadlay warbaahinta Cadaado ayaa ...
Wafdi ka socda Dowlada Somaliya oo Gaaray Magaalada Cadaado..
- Jan 15, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa ...
Sawiro Barlamaanka Turkiga oo Feer kadib ku heshiiyay 8 qodob oo Awooda dalka ku sabsan”
- Jan 15, 2017
Baarlamaanka Turkiga oo todobaadkan la horgeeyey Qorshaha cusub ee xukuumada Erdogan ku dooneyso in ...
Sawiro Haweyne u geeriyootay Mas qaniinay oo 40 sano kadib Gurigeeda ku soo laabatay Dalka”
- Jan 15, 2017
Haweeney 82 sanno jir ah oo u dhalatay dalka India ayaa maalmo ka hor ...
Maxuu Salka ku hayaa in Galmudug la Carqaladeeyo yaase ka danbeeya”
- Jan 15, 2017
ilaa dhoor maalin waxaa magaalada Cadaado ka socota is qab qabsi ka taagan Hogaanka ...
Akhriso Shiikh Shariif iyo Cabdi raxmaan Faroole oo war-mutiyeed soo saaray iyagoo arinta Galmudug ka hadlay…
- Jan 15, 2017
Musharaxiin uu ka mid yahay Madaxweynihii Hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo sidoo ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: