Home Wararka Caalamka Dowlada Turkiga oo Gacanta Kusoo Dhigtay Ruuxii ka Danbeeyey Qarixi ka Dhacay...

Dowlada Turkiga oo Gacanta Kusoo Dhigtay Ruuxii ka Danbeeyey Qarixi ka Dhacay Stanbul(Sawiro)

0

Ciidamada Ammaanka Turkiga ayaa soo Bandhigay Haweenaydan oo lagu Magacaabo Ahlan Albashir, taas oo ay sheegeen inay ka dambeysay weerarkii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 6 ruux halka 81 kale ay ku dhaawacmeen.

Haweenadan ayaa sida Boolisku sheegay waxay kasoo jeedaa Dalka Suuriy.

Tallaabada soo qabashada Haweenaydan kasoo jeeda Suuriya ayaa imanaysa iyadoo Dowladdu dusha ka saartay Qaraxa Kooxda Dalkaas laga mamnuucay ee PKK.

Ad
Previous articleTaliyaha CID Ee Gobolka Mudug Oo La Weeraray
Next articleSweden oo ka hadadshey Qaraxii ka dhacay Magaalada Istanbul ee Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here