Home wararka Dalka Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas oo la Kulmay Michael Keating...

Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas oo la Kulmay Michael Keating iyagoo ka Hadlay”

0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdi Weli Gaas ayaa Maanta Garoonka Gaalkacyo kula Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Somalia,

Labada Masuul Ayaa isla Qaatay Kulan Kooban oo ku Aadan Sida loo Wajayo Wada Hadalka Daqiiqado kadib ka Bilaabanayo Garoonka Gaalkacyo,

Cabdi Weli Gaas iyo Michael Keating ayaa isla meel Dhigay sida ugu Wanaagsan ee Xalka Gaalkacyo loo Gaari karo Taasi oo Madaxweynaha uu soo Dhaweeyay,

Kulanka Labada Masuul Ayaa La Xiriira Kulan uu La Qaadanayo Madaxda Galmudug iyo puntland Taasi oo ku Aadan Heshiiska Gaalkacyo,

Wixii ku soo Kordha Xaalada La Soco

Mudug24 Gaalkacyo

gaas-1 gaas2 gaas3 gaas4

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here