Home About us dalka jabuti oo maalmahan danbe Dibad baxyo ka jiiran

dalka jabuti oo maalmahan danbe Dibad baxyo ka jiiran

0
SHARE

Dalka Jabuuti ayaa maalmahan danbe kuuleel xoog leh uu ka taagayahey oo kulaylku uu gaara 40 ilaa iyo 45 degree.

Shirkada korantada u qeybinaysa dalka ee magaceegu yahey ( EED DJIBOUTI ) ayaa saacad ama labo saacadood oo kaliya dadka korantada siisa, inta kale korantadu dalka way ka maqantahey cilad farsamo awgeed iyo mashinada korantada dhaliya oo hada hawl gab ah iyagoo soo shaqeynayey laga soo bilaabo 1965kii ila mantada la joogo oo ka badan nus qarni, mushkiladan ayaa saamayn xoog leh ku yeelatay dadka reer jabuuti ee taagta daran.
Ayadoo taasina jirto ayaa dadka waxaa ugu biirtay biyo la‘aan xoog leh , dadka reer jabuuti ayaa ciladaan labadaad ee ka haysata biyo la’aanta ku tilmaamaya in dowladdu isku xil saarayn, dowladda ayaa rabin inay wax ka qabato dhibaatooyinka dadka ka haysta korantada iyo biyaha oo ah asaasiga nolosha.
Boqolaal shacabka reer jabuuti ah oo caraysan ayaa dibad bax iskugu soo baxay wadooyinka ayagoo wata ubadkoodii iyo foostooyinkii biyaha oo ay koronta la’aan iyo biiyo la’aan iskugu biirtay awgeed ay guryihii uga soo baxeen iyadoo kuleyl baaxad weyn uuxiliyadaanoo kale ka jiro dalka jabuuti.

         Wariyaheena Dalka Jabuti  IDLEH MOHAMED ADEN 

13220009_1030843636995183_175794793_n 13230994_1030843620328518_1011689592_n 13233174_1030843640328516_285878142_n bdbdbdbdbdbfbfhfhfh

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here