Home Wararka Maanta Taliyihii Asluubta oo Xilkii Taliska ka tegay Kuna wareejiyay Taliye ku xigeenka...

Taliyihii Asluubta oo Xilkii Taliska ka tegay Kuna wareejiyay Taliye ku xigeenka (Sawiro)

0

Taliye Shub Shaqadii Ciidanka Asluubta wuu wareejiyay, waxaana ku wareegaya Taliye xigeenka Ciidanka Asluubta inta Laga magacaabayo Taliye Cusub.

Taliye Mahad Maxamed C/raxmaan oo dhawaan noqday Mudane ka Tirsan Golaha Shacabka JFS Ayaa ka jawaabay hadalo Lagu baahiyay Baraha Bulshada oo la Xariira inuusan dooneen inuu xilka wareejiyo Iyadoo loo sababeeyay in shalay uusan dhaaran.

Taliye Shub Ayaa yiri’ warka la iga qoray waa been abuur waxaana ku wareejiyay Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliya

 

 

 

Ad
Previous articleWararka ugu Danbeeyay Galmudug oo Ciidan geysay Degmada Cabudwaaq
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Gudoonka KMG ah ee Labada aqal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here